Ticker

6/recent/ticker-posts

SIDEE WAX LOO JOOGTEEYAA

                                                              


Sidee Wax Loo Joogteeyaa

Joogteynta waxyaabaha muhiimka ah waa furaha guusha iyo horumarka nolosha. Waxay ka caawisaa qofka inuu helo natiijooyin waara halkii uu ku ekaan lahaa dadaal kumeel gaar ah.

 Diyaarso Qorshe Cad

Si wax loo joogteeyo, waa in la yeesho qorshe cad. Qor waxyaabaha aad rabto inaad joogteyso, go’aami waqtiga iyo tallaabooyinka.

 Tusaale Wax-ku-ool ah

Haddii aad rabto inaad joogteyso barashada luqad cusub, samee jadwal maalinle ah: 30 daqiiqo subax kasta oo aad ku barato ereyo cusub, sentence-yo cusub, Sidaas, waxaad ku dhiseysaa caado joogto ah oo waxtar leh.

 Raadi Dhiirrigelin Joogto ah

Kalsooni iyo dhiirrigelin joogto ah ayaa kaa caawinaysa inaad ku sii socoto hadafyadaada. Ka faa’iidayso buugaag, podcasts, ama saaxiibo kugu taageera.

Gabagabo

Joogteynta waa furaha nolosha guulaysata. Sida murti Soomaaliyeed ay tidhi: “kun kii talaabo waxay ka bilaabataa hal talaabo, ama midii carabiga ahayd: man jadda wajadda waman zaraca xasada.”


Post a Comment

0 Comments